wargeyskadawan.com
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland Oo Saaka Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyey Wax Ka Beddelka Xeerka Isgaadhsiinta.
Hargeysa (Dawan)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa saaka soo dhigay mooshin ay ku saxeexan yihiin 20 mudane oo ku saabsan wax ka beddelka xeerka is gaadhsiinta oo ay qeyb ka ahayd koo…