wargeyskadawan.com
Dab ka kacay Dooxadda Ooda-gooye oo Sameyn ku Yeeshay Xoola Dhaqatadii Xiliga Jilaalka ku Tiirsaneyd Daaqa
Laascaanood (Dawan) Boqolaal xoola dhaqato ah ayaa ka guuray kadib markii ay gubatay dooxadda weyn ee Oodagooye, kuwaasi oo imika daaq yaraani ku heyso deegaanadii ay u guureen. Dab xoogan oo ka ka…