wargeyskadawan.com
“Ma jirto hadiyad ka qiimo badan in qofka qarankiisu qiimeeyo”… xildhibaan Bidhi
Burco (Dawan): Ururka magaciisa la yidhaahdo qiimee qofkaaga oo ah urur ay ku bahoobeen dhalinyarro reer Togdheer ah ayaa abaal-marino guddoonsiiyay 35 xubnood ka mida masuuliyiinta dedaalka muujiy…