wargeyskadawan.com
Dufcadii 7aad ee Ciidanka Dab-demiska oo Tababar loo Furay
Hargeysa-(Dawan)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta tababar u furay dufcadii 7aad ee Ciidanka Dab-demiska gobollada Sool, Sanaag iyo Saaxil. Munaasibad…