wargeyskadawan.com
Askar Maraykanka Iyo UK U Dhashay Oo Lagu Dilay Duqayn Ka Dhacday Dalka Ciraaq
Baqdaad (Dawan)- Saddex qof ayaa dhintay kaddib markii saldhig ku yaal Ciraaq oo ay ku sugan yihiin ciidammo u dhashay Maraykanka iyo UK lala beegsaday gantaallo.