wargeyskadawan.com
Burco — Kaalin Shiidaal oo Dab Qabsaday
Burco (Dawan) Kaalin shidaal oo ku taala gudaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa dab qabsadday. Mar kaliya ayaa bulshadu waxaa ay ku war heshay uuro iyo qiiq cirka isku shareeray, …