wargeyskadawan.com
General Nasser Shabani  Taliyihii Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran oo U Geeriyooday Coranavirus
Tehran, (Dawan) General Nasser Shabani, oo ahaa taliyihii ciidamada ilaalada kacaanka Iran ayaa u geeriyooday cudurka coronavirus, ama COVID-19, sida ay soo baahisay wakaalada wararka ee Fars. Mr…