wargeyskadawan.com
Magaalada Berbera oo Caafimaadkooda la Hubinayo Dirawaliinta Booyadaha + Sawiro
Berbera (Dawan) Maadaama Terminalku yahay goob adeeg bixiye oo u adeega macaamiil ka kala yimaada dhamaan gobolada dalka waxaa saaka dhamaan Darawallada Booyadaha iyo Shaqaalahaba la eegey heerkulk…