wargeyskadawan.com
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ceel-biyood ka Dhagax-dhigay  Deegaanka Gol-jano Ee Gobolka Sool
Goljano (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye, oo maalmahanba hawlo shaqo u joogay gobolka Sool, ayaa Ceel-biyood ka dhagax dhigey deegaanka Gol-jan…