wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Ceelal Ka Hirgelisay Gobolka Togdheer
Burco-(Dawan)-:-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Md, Maxamed Muuse Diiriye oo ay Wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta, Saleebaan Cali Koore ayaa …