wargeyskadawan.com
Gobollada Mandheera Iyo Wajeer Oo Mabnuucay Qaadkii Loo Iibgayn Jiray
Mandheera (Dawan)- Gobollada Mandheera iyo Wajeer ee Soomaalidu dagto ayaa si ku meelgaar ah u mamnuucay iibinta iyo gaadiidka Jaadka Miraa si looga hortago suurtagalnimada faafitaanka Caabuqa coro…