wargeyskadawan.com
Daawo: Dawlada Afgaanistaan Oo Sheegtay Inay Dishay 50 Dagaalyahan Oo Ka Tirsan Maleeshiyaadka Taliban.
Kabul (Dawan)- Dowladda Afganistan ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay ay ciidamadu dileen 50 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Taliban oo uu ku jiro mid ka mid ah hoggaamiyayaashoo…