wargeyskadawan.com
Daawo: Kiisaska Coronavirus Ee Dalka Kenya Oo Sare U Sii Kacay.
Kenya (Dawan)- dawlada Kenya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo la xidhiidha caabuqa coronavirus iyada oo sidoo kale qaadaysa talaabooyin ay ku xakamaynayso cudurkan.