wargeyskadawan.com
Hargeysa: Rakaabkii La Socday Diyaarada Ethopian Airlines oo Dhammaan la Karantimay.
Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay karaantiishay dhammaan rakaabkii la socday diyaaradda Ethopian Airlines, iyadoo la geeyay goob muddo afar iyo toban cisho lagu hayn …