wargeyskadawan.com
Hargeysa: Dawladda oo Bilaabaysa Iibsashada Raashinka Waddaniga ee Dalka Kasoo Go’a
Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay iibsanayso dhammaan raashinka waddaniga ah ee ka soo go’ay beeraha dalka, kaasi oo ay sheegtay in uu ka mid noqon d…