wargeyskadawan.com
Badhasaabka Togdheer Oo Baabuur Ku Wareejiyay Degmadda Qoryaale
Burco (Dawan): Badhasaabka gobolka Togdheer ayaa maanta baabuur weyn oo kuwa xamuulka ah ku wareejiyay maamulka degmadda Qoryaale, oo ka tirsan gobolkaasi. Baabuurkaasi oo noociisu ahaa Iska-Rogo, …