wargeyskadawan.com
Dawladda Somaliland oo baadhaysa dad looga shakiyey Coronavirus
HARGEYSA — Guddiga ka hortagga cudurka Coronavirus ee Somaliland ayaa maanta sheegay in baadhitaan lagu sameynayo saddex qof oo looga shakiyey inay qabaan fayruskan. Dheecaan laga qaaday saddexda q…