wargeyskadawan.com
Dadka U Dhimanaaya Coronavirus Oo Sii Kordhaaya Dalka Maraykanka
Washitoon (Dawan)- Tirada dadka Wadanka Mareykanka ugu dhintay coronavirus ayaa kor u dhaafay 3,000 oo qof, sida lagu sheegay xog ay sii daayay Isniintii shalay Jaamacadda Johns Hopkins.