wargeyskadawan.com
Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Sucuudiga oo Duqayn Ku Dilay 70 Faras + Sawiro
Sanca (Dawan) Diyaaradaha Dagaalka ee Sucuudiga ayaa duqayn ku dilay 70 Faras, 30 ay dhaawac , kadib markii saacadihii lasoo dhaafay ay weerar cirka ah ka fuliyeen caasimadda Yemen ee Sanca. Telefi…