wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey 574 Maxbuus
Hargeysa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-495/042020, Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada aan aadk…