wargeyskadawan.com
Magaalada Hargeysa oo laga Bilaabay Buufin ka Dhan ah Xannuunka Coronavirus
Hargeysa (Dawan) Guddida ka hortaga xannuunka Covid-19 ee caasimada Hargeysa iyo maamulka dawlada hoose ayaa si wada jira olole nadaafadeed uga fuliyey magaalada Hargeysa, gaar ahaana degmada Ibraa…