wargeyskadawan.com
Togdheer: Guddiga Ka Hor Taga Covid19 Oo Awaamiir Ku Soo Rogay Bulshadda
Burco (Dawa): Guddiga ka diyaar garawga gobolka Togdheer ayaa maanta soo saaray go’aamo kala duwan oo bulshadda gobolkaasi lagaga wacyigelinayo xanuunka Corona Virus. Awaamiirta ay soo saareen gud…