wargeyskadawan.com
Xukuumdda Somaliland oo Xidhay Goob Macdaneed oo uu ka Shaqeynayay Ninka Shiinaha ah ee laga Halay Covid-19
Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in la xidhay goob macdanta laga q…