wargeyskadawan.com
Hooyo ku Guuleysatay Hindisaha iyo Dhammeystirka Guri ay ka Sameysay Cagadaha Qashin Ahaanta loo Tuuro
Hargeysa (Dawan) Gurigan hada dhammeystirkiisu idiin muuqdo waxaa ay hooyo Waris Amiin Cigaal ay dhidibada u taagtay 23/11/2018, kaas oo ay ka sameysay caadaha biyaha laga cabo ee loo yaqaano Mooya…