wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Tacsi qaran u diray masuuliyiin hore oo geeriyooday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqo…