wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo ka Jawabtay Hadalkii Soomaaliya ka soo Yeedhay ee Covid-19 Dadkii laga Helay
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay hadalkii dawlada Soomaaliya ku beenisay in Somaliland laga helay laba qof oo qaba xannuunka Covid-19. Wasiirka wasaaradda …