wargeyskadawan.com
40 Soomaali ah oo yurub ugu dhintay COVID-19
STOCKHOLM — Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba’an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub, oo aad cudurka uu u dilayo. Dalalka Sweden iyo Brit…