wargeyskadawan.com
Dad ku xanniban Lowyacaddo oo Dowladda Jabuuti ka Dalbaday in ay Soodinteeda  u Furto
Lowya-cado (Dawan) Magaalada Lowya-cadde oo ah Soodinta Somaliland iyo Jabuuti waxaa ku xanniban tiro dad ah kuwaas oo uu saameeyay amarkii Dowladda Jabuuti ay ku xidhay xuduudaheeda, sidoo kalen…