wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Shaacisay Wakhtiga la baahin doono Casharada Ardayda Dugsiyada
Hargeysa–Wasiiradda Wasaaradaha Waxbarashadda iyo Warfaafinta oo ay Weheliyaan Agaasimeyaasha guud ee labadda Wasaaradood ayaa daboolka ka qaaday inay si wada jir ah isaga kaashanayaan in hab…