wargeyskadawan.com
Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo la Kulmay Qaramada Midoobay
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa maanta furay shirka Wacigelinta Heer Qaran ee COVID19 oo ay wada yeesheen wasaaradda warfaafin…