wargeyskadawan.com
Dawlada Somaliland oo Shaacisay Natiijada Dad laga Baadhay Xannuunka Cornovirus
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in ilaa hada aanay jirin cid kale oo xukuumaddu u diwaangelisay inay qabaan xannuunka Covid-19 oo ku soo biiray labadii qof ee ay ho…