wargeyskadawan.com
Golaha Wasiirrada Somaliland oo ku shiray Hab Online Ah + Sawiro
Hargeysa (Dawan) Qaar ka mida golaha wasiiradda Somaliland ayaa maanta ku shiray Hab Online ah, cabsida Coronaha aawadadiis, waxay ka wada-hadleen isla Coronaha. Wasiirka Tiknoolajiyada Somaliland …