wargeyskadawan.com
Saraakiil Ka Tirsan Milatariga Somaliland oo Duqa Hargeysa Ku Eedeeyay In Uu Iibsaday Dhul ay Ciidamadu leeyihiin
Hargeysa (Dawan) Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ayaa duqa caasimada Hargeysa, mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ku eedeeyey in dhul ay lahaayeen uu si sharci…