wargeyskadawan.com
Hooyo Lix Carruura oo Ay Dhashay laga Soo Eryey Waxbarashadii iyo Fariin Dareen Tabasha-leh oo Ay Bulshada u Dirtay + Sawiro
Qore Khadar M. Xaashi Hargeysa (Dawan) Hooyo Fadxiya Maxamed Jaamac, waa hooyo degan magaalada Hargeysa, gaar ahaan xaafadda Isha Borama ee degmadda 31-ka May. Hooyo Fadxiya waxaa ay heysata sagaal…