wargeyskadawan.com
Jidka Bali-gubadle iyo Dhagax-buur oo Dhismihiisu Meel Fiican Marayo
Harshin (Dawan) Shacabka degmada Xarshin ee gobolka Faafan iyo ka degmada Dhagax-buur ee gobolka Jarar, ayaa iska kaashadey sameynta waddo dhererkeedu dhan yahay 85-km. Waddadan oo ka soo bilaabant…