wargeyskadawan.com
Durbaanka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya? Faallo. Saleeban Kalshaale
Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya waa arrin si weyn u taabanaysa dareenka Masiiriga ah ee shacabka Jamhuuriyada Somaliland, waxaanay marka la soo hadal qaado xadanto iyo xaalad hor leh ku ab…