wargeyskadawan.com
“Talladda Somaliland ragg ku filan oo xaajo-qaad ah way joogaan xukuumadda halagu ixtiraamo”… garaad Jaamac
Laascaanood (DAWAN): Qaar ka mida madax dhaqameedka Sool ayaa si adag u deedifeeyay hadal haynta maalmahan soo baxaysay ee la xidhiidha in madax dhaqameedku qayb ka noqdaan wadahadaladda Somaliland…