wargeyskadawan.com
Selal: Agaasimaha guud ee Wasaaradda biyaha oo dhagax-dhigay lix mashruuc, kuwo kalena kormeeray
Saylac(Dawan)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Biyaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Cabdi Ismaaciil oo usbuucii labaad ku gudo jira kormeer-howleed oo uu ku marayo gobolada dalka, ayaa mas…