wargeyskadawan.com
”Ma Jiraan Dad Baxsaday Oo Qaba Xanuunka Covid-19” Dr Xergeeye
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in xaaladda xanuunka Corona ee Somaliland ay sideedii hore tahay isla markaana aanay jirin wa…