wargeyskadawan.com
Xukuumadda Oo $1 Milyan u Qorsheysay Ganacsatada Yaryar Ee Coronavirus Uu Saameeyay Iyo Qiime Dhimis Cashuureed Oo Loo Samaynayo Raashinka Daruuriga Ah
Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in xukuumaddu go’aansatay qiime dhimis cashuureed oo loo samaynaayo 20% raashinka daruuriga ah Hargeysa (Hubaal) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Dr Sacad C…