wargeyskadawan.com
Odayaal iyo Waxgarad taageero u muujiyey Maamulka iyo Taliska Booliska Gobolka Saraar
Qore. Saleeban Kalshaale Caynabo(Dawan)-Odayaal, Cuqaal, waxgarad maalintii maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Caynabo ee xarunta Gobolka Saraar, ayaa waxqabad iyo xil-kasnimo ku amaanay maam…