wargeyskadawan.com
Ciidamada Qaranka oo Hawlgallo ka Sameeyeey Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya
Hawgallo ay si wada jira ah ugu sameeyeen xuduuda ay Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya Ciidamada booliska iyo kuwa Qaranka ayaa lagusoo qabqabtay jaad si sharci darro lagusoo gelinaayey dalka k…