wargeyskadawan.com
Sagaal Faa’iido Oo Ay Caafimaadka U Leedahay Cusbada Baddu (Sea Salt)
Cusbada baddu si dhakhso ah ayay caalamku ugu fiday, ka dib markii dadku ogaadeen faa’iidooyinka caafimaad ee ay leedahay. Cusbada caadiyan waxaa laga helaa badda, umana baahna in la sanceeyo ama w…