wargeyskadawan.com
Maxkamada Gobolka Maroodi-Jeex oo 21 Eedeysane iyo 9 Baabuur Xukuntay
Hargeysa (Dawan) Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa 21 eedeysane ku xukuntay, saddex sano iyo lix bilood oo xadhiga, saddex milyan oo ganaax maaliyaddeed ah. Waxaa qaabkii uu xukunkani u dhacay war…