wargeyskadawan.com
Goboladda Bariga Oo Ka Qatan Agabka Ka Hor Taga Covid-19 Ee Lagu Soo Caawiyo Somaliland
Burco (Dawan): Bulshadda goboladda bariga Somaliland ku nool ayaa mudooyinkan waxay aad uga cabanayaan in aan wax agabka lagaga gaashaamanayo caabuqa Covid-19 aanay xukuumadu waxba ka soo gaadhsiin…