wargeyskadawan.com
Wasiir ku-xigeenka Hay’adda waddooyinka oo mucaawimo gaadhsiiyey Badhan iyo Dhahar
Badhan(DawaN)-Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Md. Sahal Maxamed Jaamac, ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey dadweynaha dan-yarta ah ee ku nool degaano ku yaa…