wargeyskadawan.com
Somaliland: Masaajid laga Joojiyey Ku Tukashada Salaada
Boorama- Masaajidka Huda oo kamid ah Masaajidada magaalada Boorama ee gobolka Awdal, ayaa xalay si rasmiya looga joojiyey ku tukashada salaada Taraawiixda. Culimada masjidkaasi gacanta ku haysa maa…