wargeyskadawan.com
Hargeysa: Xabaalo dumay iyo magacyada marxuumiinta ku aasan
Hargeysa(Dawan)-Qaar kamida, Xabaalaha Baqiic ee Magaalada Hargeysa qaybta cusub, ayaa waxyeello ka soo gaadhay roobabka, kaddib markii uu biyo-qabatin u sameeyey Seeska lagu xidhay. Xabaalahan oo …