wargeyskadawan.com
Faa,iidooyinka Caafimaad Ee Xiliga Soonka
Maadama oo aynu ku guda jirno bishii barakaysnayd ee Ramadaan waxa aynu qormada todobaadkan ku milicsan doonaa faa,iidooyinka iyo isbedelka ku dhaca jidhka qofka sooman, Sannad walba malaayiin Mus…