wargeyskadawan.com
Hay’adda Hawada Sare U Qaabilsan Maraykanka Oo Ka Digtay Dhibaato Ka Dhalan Karta Cimilada Sii Xumaanaysa.
Hay’adda NASA ee hawada sare u qaabilsan Maraykanka ayaa sheegtay in ay jirto dhibaato weyn oo caalamka kusoo fool leh, taas oo ka dhalatay cimilada sii xumaanaysa ee caalamka , sida ay khubarrada…